Haweeney Mareykan ah oo ganacsade Soomaaliyeed ku eedeysay inuu kufsaday

Saynisyahanad u dhalatay mareykan ah oo heysata shahaadada PhD ayaa Mulkiilaha Shirkadda Beeyada ee Asli Maydi Mr. Barkhad Xasan ku eedaysay inuu Kufsi u gaystay. Anjanette DeCarlo waxay sheegtay inay cilmi baaris ka wadday Somaliland, sanadkii 2018 ayna Barkhad la kulantay isagoo u soo bandhigay inay shirkaddiisa la fuliso mashruucaas cilmi baarista ah, balse ugu … Continue reading Haweeney Mareykan ah oo ganacsade Soomaaliyeed ku eedeysay inuu kufsaday